Mogadishu Awards waxa ay baahinaysa fursaddo shaqo oo bannaan.

Mogadishu Awards waxa ay baahinaysa fursaddo shaqo oo bannaan.

Abaal-marinta Caasimadda ee Mogadishu Awards waxa ay baahinaysa Fursad shaqo oo ka bannaan xarunta Guud ee Magaalada Muqdisho kuwaas oo kala ah .

1. Agaasime
2. Madaxa Howlgalinta iyo Fulinta
3. Madaxa Warbaahinta iyo Xiriirka Bulshadda

Shuruudaha codsadaha shaqada:

1.In uu hore uugu soo shaqeeyey / shaqaysay Barnaamijkaan oo kale
2.In uu leeyahay / leedahay khibrad la xiriirta howlaha shaqo ee loo soo bandhigi doono.
3.Ku wanaagsan qorista & ku hadalka luuqadaha Soomaaliga & English-ka.
4.Lehna habdhaqan hagaagsan, anshax shaqo, Matali kartana magaca iyo sumcadda #MogadishuAwards .
5.Leh waayo aragnim shaqo oo ay uugu yartahay 1-sano iyo wixii ka badanba.

Haddii aad buuxin karto shuruudahan, codsigaaga / CV oo hard ah ku soo hagaaji E-mailkan mqawards@gmail.com .
Faahfaahin wac : 0613698314
===================================

#FG: Qabashada araajida waxa ay ku eg tahay 25-06.2020 .